Axmed Madoobe oo Guddoomiyay shir arrimo muhiim ah looga hadlay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Jubaland mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubaland isagoo golaha warbixin guud ka siiyey xaaladda Amniga, abaaraha ka jira deegaanada Jubaland, iyo booqashadii ay shalay Kismaayo ku timid safiirka UK ee Soomaaliya. Warbixinta amniga ayaa ugu horeeyntii golaha looga hadlay, waxaana la bogaadiyey ciidamada Dowladda qaybahooda kale duwan … Continue reading Axmed Madoobe oo Guddoomiyay shir arrimo muhiim ah looga hadlay (Sawirro)